600 Deg Deg Daawo Video:Isimada Warsangali Oo Ka Horyimid Barlamaanka Cusub Puntland | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Isimada Warsangali Oo Ka Horyimid Barlamaanka Cusub Puntland

Qaar kamid ah Isimada Iyo Odayaasha warsangali ayaa ka Hor yimid Barlamaana Cusub Ee Puntland.

Halkan Ka Daawo Video

Islaan Xuseen Oo kamid ah isimada Warsangali ayaa sheegay in Aan lagu darin Barlamaanka Xubin u magacaabay islamarkaana la qaatay xubin kale oo aan si sharci ah beeshu u dooran.

Ugu Danbayn odayaasha warsangali ayaa sheegay hadii la iska dhago maro baaqoda in ay a tashan doonan puntland

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...