Garaad Saleeban Garaad Maxamed Isima Beesha Ugaadhyahan ahna isimka kaliye puntland ugu Tunka weyn dhanka SSC ayaa Xildhibaano u soo xulay Laga Hoos qaadi waayay iyadoona Puntland Shan kale oo Jeebkeda ah Soo Xulatay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Garaadka oo warbaahinta la hadlay waxaa uu sheegay in aan ladhaarin laguna darin shanta xubnood barlamaanka puntland balse hadii la iska dhago maro hadalkiisa in uu garoowe isaga tagi doono islamarkaana u isaaq u tagi doono soona hogaamin doono maleeshiyada snm.