
Deegaanka Kalabaydh Ee Gobolka Sool waxaa ka dhacay xaflad balaadhan oo ay Soo abaabulen Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Bahrarsame Dhulbahante.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ujeedka Xafladan ayaa Aheed Taageero Loo muujinaayay Barlamaanka Cusub Ee puntland Gaar ahaan Xubinta Beesha Bahrrasame.

57 total views, 1 views today