Deg Deg Daawo Video:-Wefti Uusan Raali Ka ahayn Farmaajo Oo Gaadhay Galmudug
Waxaa maanta magaalada dhuuso-mareb lagu soodhaweeyay wefti u hogaaminaayo xildhibaan cabdiraxmaan odawaa.
Xildhibaan cabdiraxmaan odawaa ayaa ah masuuliyiinta ay sida xoogan isaga soo hor jeedan madaxweynaha soomaaliya farmaajo.
Safarka odawaa ayaa kusoo beegmaya xili dhawaan madaxweynaha galmudug ku dhawaaqay in uu sida alshababta ula dagalamaayo dawlada soomaaliya.
Isku soowada duubo safarka Xldhibaan odawaa ayaa ah mid siyaasadeed oo lid ku ah xukumada nabad iyo nolol.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.