DAAWO VIDEO:Shacabka Puntland Oo Fariin Udiray Barlamaanka Cusub

Shacabka Puntland ayaa markii ugu Horeysay Ka hadlay Barlamaana Cusub Ee puntland Yeelanaso Ee Maanta La dhaariyay.

HaLKAN KA DAAWO VIDEO

Dadweynaha ayaa fariimo Culus U diray Lix iyo Lixdkan Mudane Ee Golaha Wakiilada Puntland in ay soo xulan ama Doortan Madaxweyne Ka turjumaaya Rabitaaanka Dadweynaha ,