Hargaysa{ Khaatumonews } Cali Khaliif khaliif oo ah hogaamiyaha kooxdii Wadahadalka la gashay maamulka SNM iyo Horgal Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maamulka SNM-ta ugu magacaaban wasiirka arimaha dibadda ayaa khadka telefoonka ku-wada hadlay markii ugu horeysay tan iyo markii wada-hadalka u furmay kooxda Cali khaliif Galaydh iyo maamulka SNM-ta HorgalContinue Reading

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Kulanka ay qaateen labada masuul ayaa daarnaa salaan iyo is xog wareysi guud ee xaaladda dalka iyo sidii dalka loo gaarsiin lahaa hanaanka xisbiyada badan. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo hogaamiya xisbi siyaasadeedka Wadajir ayaa MadaxweynahaContinue Reading

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha wasiiradda Jubbaland, waxaanna warbixinno kala duwan laga dhageystay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland sida Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Howlaha guud guriyeynta iyo Wasaaradda Amniga. Madaxwaynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo bishaan safarro shaqo ku tegay deegaano kala duwanContinue Reading

Ciidamada Yuhuuda ayaa saaka toogasho ku dilay Gabar reer Falastiin ah oo la oran jirey Samah Sahir Mubarak. Askarta Israel ayaa la sheegay inay gabadhaasi ku toogteen kontrolka Al-Zayim oo ah halka laga galo  degaanada dadka Yuhuudda sida sharci-darradda lagu dejiyey ee Bariga magaaladda barakeysan ee Qudus. Sarkaal u hadlayContinue Reading

Al-Qaahira{ Khaatumonews } madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa weerar afka ah ku qaaday Islaamka iyo muslimiinta, xilli uu ku sugnaa wadanka Masar oo uu booqasho ku yimid. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynaha Faransiiska Emmanul Macron wuxuu shaaca ka qaaday in wadankiisa uu la kulmay waxa uu ku tilmaamaya “Argagaxisada Islaamka”. MacronContinue Reading

Laamaha ammaanka dalka Suudaan ayaa xabsiga dhigay gabar uu dhalay hoggaamiyaha mucaaradka Suudaan, Sadiiq Al Mahdi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters. Labo kamid ah gawaarida booliska ayaa gaaray guriga ay degganeyd Maryan Sadiiq Al Mahdi halkaas oo ay ka kaxeeysteen. Maryan ayaa ah ku-xigeenka madaxa xisbiga UmmahContinue Reading

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa garwadeen ka noqotay Isku imaatinka Dawlada Dhexe iyo Dawlad Gobolleedyada Oo Khilaaf Siyaasi ah ka dhex jiray. HALKAN KA DHAGAYSO Inkastoo Bisha Maarso loo ballamay in Garowe Shir kale Madaxdaan ay iskugu yimaadaan lagu xalinayo Khilaafka iyo Wax tabashada jirta hadana yadadiilo fiican ayaa kulamadii TodobaadkaanContinue Reading

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay laamaha sirddoonka dalkiisa in aysan waxbo kala socon marka ay timaado arrimaha dalka Iiraan isla markaasna iska foggeeyay khatarta la sheegay inay uga imaaneyso dhinaca Kuuriyada Waqooyi. “Waa in aad iska ilaalisaan Iiraan, sirddoonka waa inay dib ugu laabtaan waxbarashada ama dugsiyada siContinue Reading

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa Risaala u xaqiijiyay in inta badan aysan hirgalin Ballanqaadyaddii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sameeyay Markii uu booqasho ku tagay degaanada maamulada Puntland iyo Galmudug sanad ka hor. Janaayo, 10. 2018 Madaxweyne  Farmaajo waxaa uu dhax dhigay waddo Laami ah ooContinue Reading