Waxaa Maanta dagan xaalada Gobolka Cayn gaar ahaan Tan deegaanada U dhexeeya Banyaal iyo Buuhoodle.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Beelaha Cali gari iyo Barkad ayaa hada Waxaa ka dhex taagan xiisad dagaal iyadoo Labada Beelood Isku Soo Urursaden Ciidamo Beeleed Xoogan.

War deg deg ah oo hada soo gaadhaya khaatumonews ayaa sheegaya in Caaqil Cali Abdi Cali( Cali Dahable) iska Casilay Xilka Caaqilnimo ee Beesha Reer shawe Cali Gari oo ahayd beesha Dilka Ka Geesatay Buuhoodle Kadibna La baxday Gacan Ku Dhiiglaha abuuray Xiisadan.

Caaqilka Ayaa noqonaya Caaqilkii ugu Horeeyay Ee Xilka caaqilnimo Dhiga Kadib markii ay U qabsoomi Weyday Besha uu ka soo jeeda,