Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da xubnood ee Baarlamanka cusub ee Maamulkaas.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddiga oo in mudda ah ku hawllanaa xallinta kuraasta la isku’ haysto ee xubnaha doonaya Golaha wakiilada ayaa sida wararku sheegayaan soo geba-gabeeyay hawshaasi

Hal todobaad ayaa ka harsan doorashada madaxtinimada Puntland ee ku muddaysan 8-da Jennaayo 2019, waxaana xildhibaannada cusub ee lagu dhawaaqay ay dooranayaan madaxweynaha cusub ee Puntland hogaamin doona shanta sano ee soo socota.