Madaxweynaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xilkii Ka qaaday Badhasaabka Gobolka Sool Abdirashid xuseen carab Gargaar.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Muuse Biixi Ayaa xilkaasi U Magacaabay Horgal Kale oo Lagu magacaabo abdiqani jidhe maxamud ,
