Xildhibaan Nacnac oo Kamid ah Golaha wakiilada maamulka somaliland oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa sheegay in Cali ciise cabdi loo diiday in uu ku biiro liiska musharixiinta puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!‘Adeer Ninkii Cali ciise waa loo xoog sheegtay nimankii maxamuud saleebaan ayaa yidhi isma sharixi karti waxaa uu dagan yahay hoyga cabdiramaan faroole’ayu yidhi nacnac.
