Waxaa Maamulka somaliland Soo Bandhigay Ciidamo Aad u xoogan Ay sheegen inay ka soo Goosten Jabhada U Hogaamiyo Kornayl Caare. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ciidamadan oo Tiro ahaan Lagu Sheegay 40 Askari ayaa Lagu Soodhaweeyay maanta Gobolka Sanaag. Post Views: 144 2018-12-31