Waxaa Xili saacad wax ka yar ay Inaga xigto Ku dhawaaqista Barlamaanka Cusub Ee puntland Warbaahinta La hadlay Cuqaasha Beesha Jaamac Siyaad.
Garaad jaamac Iyo caaqil Axmed Hoolif ayaa Qarka usaaran In Uu Fashilmo Saxeex ay Siiyen Laba Xubnood oo kamid ah Barlamaanka Cusub Ee Puntland.
Si kastaba ha ahaate waxaa layaab leh Caaqilka iyo Isimka Laf dhabarta SNM ah Ee Doonaya IN Garoowe Ay ka socoto Shambadiisu.
