Jaaliyadda SSC ee ku dhacayn  caasimada  stockholm ayaa  waxaa ay  soo qaban qaabiyeen  shir wayne  lagu  taageerayo nabadayntii dhawaan ka dhacday deegaanadda dhumay iyo taleex  iyagoona ku soo casuubay dhamaan qaybaha kala duwan ee  jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhacayn  caasimaddda  stockholm .

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ujeedka shirka waxaa uu ahaa in la adkeeyo nabadda  ka dhalatay  koonfurta  gobalka sool iyo  tan ka dhacday magaaladda taariikhiga ah ee  taleex  iyagoona si wacan ugu  mahadceliyay  madaxweynaha  dawlada deegaanka soomaalidda  Mustaffe Cagjar  iyo Garaad  kulmiye halka  dhanka nugaashana  loo maxad  celiyay  garaad  saleebaan garaad  mohamed  iyo boqor  burhaan  boqor musse.iyo dhamaan intii  kala qayb  qaadatay  oo ay  kow  ka yihiin  ergooyinkii jubbaland  ka yimi  iyo hargaysa.

Duco  iyo mahadnaq kadib  waxaa jaaliyadda soomaaliyeed iyo tan SSC  in la qaateen in nabada  la adkeeyo iyagoo baaq u  diray  dadka kale ee maanta  ku  dagaalamaya  gobaladda hiiraan iyo  mudug kana codsaday iyo si  shuruud la aan ah ay ku joojiy an  colaaddas.

DAAWO SAWIRADDDA