Cabdilaahi Sheekh maxa,ed cumarĀ  oo ah musharax utaagan xilka madaxwayne ku xigeen puntland 2019 oo waraysi gaara ku siinayay ah ee khaatumonews24.com hoygiisa uu ka dagan yahay magaalada garoowe ayaa ugu horayntii ka warbixiyay tariikh nolaleedkiisa iyo sidookale hankiisa siyaasadeed ee uu doonayo inuu ugu tar-tamo xilka madaxwayne kuxigeenka puntland waxaana uu yidhi.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka Kale Musharax madaxwayne kuxigeen puntladn cabdilaahi sheikh m cumar isagoo hadalkiisa sii wata  waxa uu uga baaqay xildhibaanada baarlamankapuntland in ay udooran puntland madaxwayne daacada oo hogaanka uqabta kana shaqeeya difaaca dalka

By Liiban