Deg Deg:-Xaalada Buuhoodle Cakiran Saaka Dhimasho iyo Dhaawac

Waxaa Saaka Cakiran xaalada Gobolka Cayn gaar ahaan Deegaanada u dhexeeya Buuhoodle Banyaal.

Inta La xaqiijiyay Dagaal Ka dhacay Deegaanka Dhoobo-gaduud awaxaa ku dhintay laba qof mid kalana waa dhaawac.

Dagaalkan iyo Dhimashadan ayaa daba socotay Dil ka dhacay Dhawaan Deegaanka Buuhoodle Laguna dilay marxuun Cabdirisaaq carab.

Saan saan Colaadeed oo xoogan ayaa ka muuqda Deegaanka Gobolka Cayn Xiligan.