600 Deg Deg Daawo Video:Horgaladii laascaanood Oo Isku Dhagan. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Horgaladii laascaanood Oo Isku Dhagan.

Waxaa Xiisad culus ka dhex taagan tahay Golaha Deegaanka Maamulka SNM iyo Badhasaabka Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xiisadan ayaa Ka dhalatay Kadib markii ay iskaga Horyimaaden Kooxda Ushaqaysa SNM Dhismaha Dhulka laascaanood oo Badhasaabka SNM Sheegay in mudo Sideed Bilood ah Aan Wax Dhisme Ah Laga Samayn Karin Laascaanood Go aankaasi oo ay Ka horyimaaden Golaha Deegaanka SNM,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...