Qoraalka, ayaa lagu sheegay in duulaan lagu soo qaaday deegaano ay Nabad ku joogeen Beelo Somaliyeed, loona geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!War Saxaafadeedka ka soo baxay maamulka Gelinsoor, waxaa lagu sheegay in Ciidamo Itoobiyaan ah ay ka qeybqaateen dagaalka, iyagoo taageerayay mid kamid ah labada beel ee dagaalamayay
Waxa ay sheegeen iney gacanta ku soo dhigeen laba kamid ah Ciidamada Itoobiya ee ka soo gudbay xadka si ay dagaalka uga qeybqaataan
