Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faroole ayaa soo bandhigay sir ku aadan wada hadal uu sheegay inuu dhexmaray gudoomiyihii hore ee gudiga ansixinta barlamaanka Puntland ee doorashadii 2014 iyo madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Wuxuu sheegay in madaxweyne Gaas uu u yeeray gudoomiyihii hore si uu ugu dhiibo markale xilkaasi haseyeeshee wuxuu tilmaamay inuu waydiiyey hal su’aal oo ku aadan qaabkii sanadkii hore, wuxuuna intaas ku daray in madaxweynuhu ka doonayey inuu wuxuu rabo u sameeyo.