Waxaad si gooniya noola wadaagtaan muqaalka aanku idin kaga duubnay shirwaynihii ee shalay ka dhacay caasimadda swedan ee stockholm kaasoo laga soo lagu taageerayay nabadaynkii ka dhacday deegaanada koonfurta gobalka sool iyo magaaladda taarikhiga ah ee taleex.
Iyagoona loo mahad celiyayy dhamaan dadkii ka qayb qaatay nabadayntaas.
