600 Deg Deg:Heshiis Dhexmaray In Ka badan Todobo Musharax iyo Dawlada dhexe Doorashada Puntland | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Heshiis Dhexmaray In Ka badan Todobo Musharax iyo Dawlada dhexe Doorashada Puntland

Doorashada Ka Dhaceysa Puntland Isbuuc ka dib waxay ka xamaaso iyo xiiso badan tahay xitaa midii Dawlada Dhexe Soomaaliya Xilka ugu sareeya Loo galay.

Mar kale ayey Dawlada Federaalka muujisey Galaan gal ay ku leedahay Doorashada Ka dhaceysa Maamul Gobolleedyada Soomaaliya.

Doorashadii 19-kii Bishaan ka dhacday Baydhabo waxaa kusoo baxay C/casiis Xasan Lafta gareen Oo Loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Lafta waxaa wadatay Dawlada Federaalka sidii ay rabtay ayaana loo dooortay oo danaha iyo arimaha Dawlada ubaahan tahay Wakiil uga noqon doona Maamulka KGS

Ilo Wareed lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in 7 Katirsan Murashaxiinta uhanqal taageysa Doorashada Puntland ay la heshiiyeen Dawlada Dhexe Soomaaliya.

Waxa Murashaxiiintaas ay Dawlada uballan qaaday midkood hadii uu soo baxo inay la shaqeyn doonto,islamarkaana ay wax badan iskula af garan doonaan.

Warar kale ayaa sheegaya in Isbaheysi noqon karaan 7 murashax oo codadka isku darsan doonaan,meelna uga soo jeedsan doonaan 23 kale ee Doorashada Puntland la socda

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021