Deg Deg Daawo Video:Mudaharaad Buuhoodle Ka dhacay

Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn Waxaa ka dhacay Mudaharaad xoogan o ay soo abaabulen dhalinyarada Gobolka Cayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Isku soo baxan ayaa daarana xaalada Ka taagan Buuhoodle iyo Dilka Wuxuushnimada ahaa Ee Lagu beegsaday Maalin Sadexaad Marxuun Cabdirisaaq Carab.