Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Galmudug Oo Yidhi ‘Sida Alshabaab ayaanu Ula Dagaalamayna Farmaajo’
Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Dhuusamareeb ayaa si kuul uga hadlay dagaalka Kaxandhaale, isaga oo dhinaca kale eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka.
”Faragalinta DF nagu heyso awgeed waxaan ka baqeynaa in sidii Mukhtaar Rooboow qoorta nala so qabto,Laakiin ha ogaato halkan ma ahan Meeshii ay Ciidan usoo diri lahayd,faragalinta hadaysan naga deyn sidii Al-shabaab ayaan ula dagaalameynaa”

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.