Deg Deg Daawo Video:Isimada Dhulbahante Oo Ka Hadlay Xiisada Buuhoodle Ka taagan.

Isimadda Gobolka Cayn oo maanta la hadlay Warbaahinta Daljir ayaa baaq kasoo saaray xiisad ka jirata Buuhoodle kadib markii shalay dil ka dhacay gudaha magaalada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe,Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo 
Garaad Saleebaan Buraale ayaa ku baaqay in la xakameeyo xaaladda lana soo qabto gacan ku dhiiglaha shalay dilka geystey.