Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Garoowe Dr Cali Xiise Cabdi Kaaso Ka soo kicitimay caasimada Soomaaliya Muqdisho.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Ciise Cabdi oo ahaa Masuul Magac iyo Maamus Ku leh Guud ahaan soomaaliya Geeska Afrika Gaar ahaan SSC ayaa U taagan Hada Xilka Madaxweyne Puntland.

Cali Ciise Kalama Kulmin Soodhaweyn Balaadhan Shacabka puntland Laakinse Waxaa Soodhaweeyay oo kaliya Beesha Dhulbahante iyo Isimada Fashilan ee Dhulbahante.

Shacabka Garoowe ayaa Dhabarka U jeediyay Cali Ciise waxaana Muuqata Durba Rajo Xumo Iyo Kalsooni Daro ay u Muujiyen Shacabka Majeerten Musharax Madaxweyne Cali Ciise.