Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoudle Lagu Dilay Mid kamid ah Ganacsatada Magaalada Buuhoodle.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Marxuumka La dilay ayaa Lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Carab kaaso kamid ahaa ganacsatada Buuhoodle.

Dilka Marxuunka Ayaa ka dhacay Goob Ganacsi uu lahaa oo lagu dhex toogtay,

Isku Soowada duubo Magaalada Buuuhoodle ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal Foolxun oo lagu beegsado Haldoorka Gobolka taaso marka danbe isku rogta Dagaal beeleedyo waxaana wali muuqda in Aysan ka waayo arag shacabka Gobolkaasi dilalka Noocan ah.