Deg Deg Daawo vIdeo:C/wali Gaas Ku Dhawaaqay War Ka Nixiyay Musharixiinta.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa Maanta ku soo laabtay Magaalada Garoowe Kadib safar uu mudo kaga Maqna Dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa Sheegay inuu Aad ugu Rajo weyn yahay In uu Guul Ka Gaadho Doorashada Dhacaysa Dhawaan Ee Puntland.