Soodhaweyntii Maanta Ee Madaxweynaha Puntland Garoowe waxaa ka dhalatay Xiisad aad u qosol badan.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas oo ay Kalbinayaan Ciidamo iyo gaadiid Badan ayaa Soo dhexmaray Badhtamaha Magaalada Garoowe Ee Barxada Kaaso kala kulmay koox diidan madaxweynaha balse waxaa kooxdaasi ka awood batay koox kale taageero u ah gaas,