Deg Deg Daawo Video:Nuux Taani Oo Ku Faanaya Dilkii Farxaan Maxashwaan.

Taliyaha Guud Ee Maleeshiyada Isaaq Nuux taani oo maanta warbaahinta Kula Hadlay Hargaysa ayaa Ku faanay Dilka Mujaahid Farxaan Maxashwaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taani Ayaa sheegay In Uu Qabsanaayo Dhulka Khaatumo Inta Hadhsan
 faleedh-yaale,godqaboobe,iyo ri-dooxan  Waanu Qabsanana Garaad Saleebana Waxaan arkaayay oo leh Adhicadeeye ayaa lagu Dilay saraail Somaliland ah waa been ee kabahooday ka yaacen kuwii laascaanood Soo galayna wixii ku dhacay wad oged’
ayuu yidhi Taani.