Deg Deg Daawo VIdeo:Kamaal Baaxad Oo Ka Soo Goostay Jabhada Caare

Waxaa Maamulka Jeegaanta Isku Soo Dhiibay Taliye U xigeenka Jabhada Garxajis Ee u Hogaamiyo Kornayl Caare.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kamaal Baaxad oo Ahaa Taliye KU xigeenka Jabhadaasi ayaa isku Soo Dhiibay maamulka Jeegaanta Isagoona Sheegay in uu Ka laabtay Go aankiisi Hore.