Deg Deg Daawo VIdeo:Faysal Cali Warabe Oo Ka hor Yimid GO’aan Muuse Ku Dhawaaqay,

Dhaqaale xumada Haysata Maamulka Muuse Biixi waxaa ay Sababtay inay Xidhman in ka badan 3000 kun oo Meheradood oo ku yaal Hargaysa,Burco kuwaaso lagu soo Rogay Cashuuro waali ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Waxaa Uu Muuse hada Cashuur waali ah kusoo rogay warbaahinta maamulka Isaaq.

Hadaba Faysal cali waraabe Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa sheegay in aysan suuro gal ahayn in maalinba meel uu xidho muuse biixi.