Deg Deg Daawo Video:-Faroole OO Garoowe Soo Gaadhay Kana Hadlay Arrimo Badan.

Madaxweynihii Hore Maamulka PUntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa Maanta ka soo Degay Madaarka Diyaaradaha Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faroole oo Markuu yimid Warbaahinta La hadlay ayaa sheegay in uu U yimid Arrimaha doorashada puntland islamarkaana uusan ahayn musharax kaliyana u yahay Odey.