Suleman Xaji hiirad Oo Kamid ahaa Kooxdii Cali khaliif Galaydh ee Khiyaanada Qaran Ka gashay Dadka Reer Khaatumo ayaa Warbaahinta Kula hadlay Laascaanood.
Xubinkan ayaa Ku Calaacalay in Heshiiskii ay La galen Maamulka Jeegaanta Looga Baxay islamarkaana ilaa hada aan wax Heshiis iyo Hawl ah aysan ka muuqan Maamulka Muuse Biixi.
