Kulan ay isugu yimaadeen Waxgradka, Aqoonyahanka iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ka qabsoomay dalka Holland.
Kulankan ayaa waxaa looga hadlay Geeridii ku timid Halgamaa FARXAAN MAXASHWAAN, oo dhowaan lagu dilay Gudaha magaalada Laascaanood, Xili uu Fulinayey Howlgal Gobanimo doon ah.
Waxaa laga hadlay Taariikhdiisii iyo Sida loo gacan qaban Lahaa Caruurtii uu ka tegay
