Deg Deg Daawo Video:Culimada Ahlu Sunna Oo Digniin u Dirtay Madaxweyne Cagjar

Kulan ay isugu yimaadeen Qaar kamid ah Culimada Suufiyadda  ( Ahlu-Sunah ) ee kasoo jeeda  Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayay uga hadleen arimo dhowr ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay Fariin u direen Madaxwayne Mustafe Cagjar, Waxayna sheegeeen in Beegsi gaar ah lagu hayo,