Deg Deg Daawo Video:Cali Maraykan’Bahrarsame Ayaa Doorkan ISka Leh madaxweyne KU xigeenka Puntland. December 25, 2018 Siyaasi cali maraykan oo maanta ka hadlaayay kulan ka dhacay garoowe oo Siyaasi ay isku beelyihiin ku muujinaayay Musharaxnimadiisa madaxweyne ku xigeen ayuu cali maraykan sheegay in doorkan Bahrarsame iska leedahay Xilka Madaxweyne KU xigeenka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Related Posts Deg Deg:Garaad Cabdirashiid Oo Ka Hadlay Geerida Cali Khaliif Galaydh, DAAWO VIDEO:Dhacdo Cajiib ah xalay Gaalkacayo Ka Dhacday Aroos!! Itoobiya Ka Baxday Heshiis Ay La Gashay Maamulka Somaliland, About The Author Khaatumo