600 Deg Deg Daawo Video:-Wasiir Qambi Oo U Jawaabay ISaaqi Ka Mudaharaaday Berbera. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-Wasiir Qambi Oo U Jawaabay ISaaqi Ka Mudaharaaday Berbera.

Sida aanu xalay idiin ku soo gudbinay Wararkeena Waxaa Magaalada Berbera Ka dhigay mudaharaad Qaar kamid ah Shacabka Berbera oo sheegay in ay Ku jiran guryihii dawlada siyaad barre.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadka Mudaharaadaya ayaa Sheegay inay dagan yihiin guryo ay xoog uga qaaten faqash ama daarood balse aysan haynba ama ku jirin guryo dawlad leedahay,

Wasiir Qambi oo kamid ah maamulka isaaq ayaa u jawaabay dadkaasi waxaana u sheegay inay yihiin danbilayaal islamarkaana dagdag ay guryaha uga baxan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...