Deg Deg Daawo Video:War Cusub Oo ka Soo Kordhay Xulista Barlamaanka Cusub Puntland iyo Wakhtiga La shaacinaayo

Garoowe{Khaatumonews}Gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland waxaa shir ku qabtay Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre oo ah gudoomiyaha gudida xalinta khilaafaadka Puntland oo ka warbixiyey waxyaabihii kasoo baxay kulan afar geesood oo u dhaxeeyey iyaga, isimadda dhaqanka Puntland, musharaxiinta ku loolamaya xilka madaxtinimada iyo sidoo kale saraakiisha ciidamada amaanka ee sugiya doorashada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkaan jaraa’id oo uu kaga warbixinayey halka ay xaaladdoodu marayso ayaa waxa uu ku sheegay inay ilaa hadda qabteen codsiyada kuraasta baarlamaanka oo gaaraya 140 xubnood ayna kala saaristooda geli doonaan.

30 Bisha ayay Sheegen Inay Soo Dhajin Doonan Cida kamid noqotay Barlamaanka Cusub Ee puntland.