Sheikh Maxamed Sheikh Osman Oo Kamid ah Culimada soomaaliyeed Ayaa Ka hadlay xaalada Soomaaliya Iyo Xiisada Siyasadeed iyo tan qaraxyada Joogtada ah.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheikh Maxamed waxaa uu Umada soomaaliyeed ugu Baaqay inay is ilaashadan Islamarkaana Qaraxyada xog xooga iyo Ismuquunin aysan lahayn Wax fa iido ah.

Ugu Danbayn sheekha ayaa Dawlada uga digay inay Si dagdag ah oo xoog iyo Weerar Ku jiro aysan ugu Qaadin weerar maamulada dhisan ee somaaliya ,