Deg Deg Daawo Video:Reer Berbera Oo Ku Faanaya Inay Xoog Ku Haystan Guryihii Daaroodka,
December 24, 2018
Magaalada Berbera waxaa maanta ka dhacay Mudaharaad Ay soo abaabulen dad sheegay in ay dagan yihiin Guryihii Faqashta ay Ka Baacsaden,
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeenta Somaliland Ayaa shalay Sheegay in laga qadaayo kiro dadka ku jira Guryaha Dawladii Siyaad bare.
Hadaba Maanta Waxaa Sameeyay isku Soo Baxdadkaasi oo ka jawaab celinaya hadalka wasiirkaasi waxayna dheheno”Anagu Guri Dawlad leedahay Kuma jirno waxaanu ku jirna guryihii Faqashta aanu Ka Baacsanay’
Mar kale Dadka oo la hadlaya Muuse Ayaa yidhi’Muusow Ismanan lahayn Muusa kuso hoos noqonaaya Ubadka Mujaahidiinta Ee Hadad meel soo celinaso Soo Dhacso dekeda Farnaajo ka qaaday’
