Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Xidhay Hotel caan Ka Ah Hargaysa
Ciidamada Maamulka SNM ayaa maanta albaabada isugu dhuftay hotelka Almis oo kuyaal Badhtamaha magaalada Hatgaysa kana mid ahaa hotelada ugu caansan hargaysa,
Wasirka Hawlaga guud iyo guryeenta maamulka SNM Oo warbaahinta kula hadlay hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta loo xidhay hotelka Almis,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.