Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Muuse Biixi Ku Khasbay Hal Arrin.

Wasiir kamid ah Maamul Goboleedka Hargeeysa buug uu qoray ayaa lagu talliyey in la gubbo, laganna qaado maktabadaha uu yaalo; buuga ayaa waxaa ku qornaa aflagaadooyin loogu qeeystay qabiilada qaar, hablaha Soomaaliyeed iyo halgamayaashii u soo halgamay xoriyaddii dalka Soomaaliya

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Yaa ku Khasbay In Buugan La gubo maamulka somaliland sida u sheegaayo Siyaasi Maxamed dheereĀ  Waxaa Ka danbeeyay Buugan in la gubo madaxweynaha Somali State Cagjar oo amarkaasi duldhigay muuse bixii kulankii la dhacay jigjiga,