Madaxweynihii Hore Khaatumo Hadana ahaa Wasiir kamid ah Golaha xukumada Puntland Ee gaas ayaa shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne KU xigeen Ee puntland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaflad ay ka soo qeyb galen inta badan isimada iyo haldoorka puntland ayuu ku qabsaday Karaash maanta Garoowe,kuna shaaciyay inuu yahay musharax madaxweyne pl 2019

Ugu Danbayn Islam Ciise ayaa Ku Tuuray Hadal Culus Axmed Karaash kuna yidhi’Hadaad weydo Xilka KU xigeenka Waxaanu Kugula talinana in aadan Samayn isbadel ee aad Halkaga iyo Garoowe KU ekaato’Isagoo Islamku Ka Digaya Sida Caadada u ah Horgalada SSC in ay U yaacan Hargaysa,