Deg Deg Daawo Video: Xiisad Hor Leh iyo Beesha Habar Jeclo Hurinaas Colaad,
Deegaanka ceel afweyn waxaa maanta warbaahinta kula hadlay qaar kamid ah odayaasha beesha Biciide habar jeclo,
Odayaashan ayaa dib u abaabulaya qorshe colaadeed iyo Xisad hor leh oo ka qaraxda mar kale deegaanka ceel afweyn.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=5105