Gudoomiyaha Gobolka sool ee maamulka Isaaq iyo Xubno kale oo kamid ah Horgalayaasha Dhulbahante ku sugan Laascaanood ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Bahal loo yaqaan HARAM-CAD Kaaso ay sheegen inay Ka reeben Qof Deegaanka ah oo Si sharci daro ah u Soo qabsaday iyagoon intaas Raaciyay In Laga Digtoonaado Ugaadhsiga Xayawaanka Duur joogta ah .

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Waxaa Isu-key Qaban weyday Caqliga Horgalaha Tusay In uu Badbaadiyo Xayawaan Tusina waayay In Uu Ka hadlo ama wax ka dhaho Hooyadii Ama walaashi Ama Dumaashidii oo Lagu Horkufsanaayo oo waliba wiil Ka yimdi Gabiley Uu Hortiisa Ku Kufsanaayo.!?