Deg Deg:Camey Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi Ah.

Qudbadii Uu Ku Shacinayay Eng.cabdihakim Abdulahi Camey Inuu usharaxan Yahay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ayaa waxaa Uu ku Soo Qatay.


Musharaxiinta Madaxweyne ee Puntland Marka ay Qudbadaha Soo Jeedinayay waxay Ku Soo Qataaan Waxaan Soo Celinaynaa ama soo Xoraynynaa Sool Iyo Sanaag ..

Eng Camey waxaa uu Usheegay musharaxiinta inay Joojiyaaan Hadaladaa Sool Iyo Sanag way ka Xanaqaan ee wax kle u sheega

Xidhiidhka Camey Iyo Dowlada Soomaaliya Haa Waa Jiraa Waxaan Aqoon Sanahay In Puntland Ay Tahay Maamul Goboleed Kamida Cidna Kuma Raali galinayo In Ladhaho Camay Soomaliya Ayuu Xidhiidh La Leeyahay

Miyaynu Ilownay Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf Iyo Halgan Kiisii Miyeynu Ilownay Ciidamada Ku Aasan Fila SoomaliyaNinka Dowlada Soomaliya Rabin Isagaa Cirka Roob Ku Og ‘Ayuu yidhi Camey,