Deg Deg Daawo Video:Xildhibaan Odawaa Oo Karbaaashay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo Hore U ahaa Wasiirkii Arrimaha Gudaha Xukumadii Xasan sheikh ayaa Weerar Ku qaaday madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odawaa Ayaa Si cad u Weeraray Madaxweyne Farmaajo isagoo Garab Siinaya ama Muujinaya Inuu la dhinac yahay Siyaasiyiinta Mucaaridka ah.