Deg Deg Daawo VIdeo:Siciid Dheere OO Hada Garoowe Kula Hadlay Saxaafada Iyo Arrimaha Uu Ka Hadlay,

Musharaxa madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019 sarreeye guud Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Garoowe kaga hadlay arrimo dhowr ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siciid Dheere ayaa Si Naxdin Leh Uga Hadlay Qaraxyadii Lagu Hoobtay Ee Shalay Ka dhacay caasimada Soomaaliya Muqdisho.