Deg Deg Daawo Video:-Xiisad Ka Taagan Madaxtooyada Hargaysa.

Hargaysa{Khaatumonews} Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in cabsi xoogan ay ka taagan tahay gudaha madaxtooyada maamulkaasi iyadoona shacab caraysan ay galeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xiisadan ayaa salka Ku Haysa Madaxtooyada Cusub ee Meuse Biixi Donaayo in u Uraro xaafada Beesha Sacad Muuse Ka Dagan tahay Hargaysa.