Daawo:-Live Qaraxii Xamar Ee Shalay Iyo Siduu Uruxay Xafiiska Universal.

Shabakada Khaatumonews Waxaa AY Halkani idiin ku soo gudbinaysa muqaalka  qaraxii shalay iyo sidii u ruxay xafiiska wararka universal ee xamar oo xiliga uu Barnaamij toos ah ka socday qaraxu dhacay

HALKAN KA DAAWO VIDEO