600 Deg Deg:Alshabab Oo War Ka Soo Saartay Qaraxi Muqdisho | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Alshabab Oo War Ka Soo Saartay Qaraxi Muqdisho

Muqdisho{Khaatumonews}War rasmi ah oo kasoo baxay Shabaab ayay ku sheegatay Mas’uuliyadda qaraxyo is xig xigay oo lagu weeraray mid kamida Koontaroollada laga galo xarunta madaxtooyada Dowladda Federaalka.

“Camaliyaad Istish-haadi ah ayaa lagu beegsaday Koontaroolka laga ilaaliyo madaxtooyada , waxaana lagu dilay Saraakiil iyo askar ka tirsan ilaalada madaxtooyada iyo xubno kale” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Daqiiqado kadib ayaa qarax kale lagu beegsaday goob  Paking ah oo isna lala helay ciidamo gurmad ah oo ku soo wajahnaa goobtii uu qaraxii hore ka dhacay, goob joogayaal waxay sheegeen in Meydadka iyo dhaawacyada askar iyo saraakiil katirsan Dowladda Federaalka laga qaaday goobta.

Qaraxaan ayaa la la eegtay masuuliyiin dowlada katirsan iyo kuwa magac kuleh bulshada Soomaaliyeed oo kamidyahay wariye Cawil Dahir Salaad.

Xigasho warkaan waxa kasoo xiganay warbaahinta Shabaab

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...